Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:C/wali gaas oo ka hadlay Banaanbaxa ay mucaaradka Soomaaliya ku baaqeen

DHAGEYSO:C/wali gaas oo ka hadlay Banaanbaxa ay mucaaradka Soomaaliya ku baaqeen

C/wali Maxamed Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland oo ka hadlayay xaalada dalka Soomaaliy gaar ahaan banaanbaxyada ay Mucaaradku ku baaqeen ayaa sheegay in banaanbax Nabadeed oo bulshadu Samayso ay tahay arin dastuuri ah cid diidikartana aysan Jirin.
Wuxuu sidoo kale sheegay C/wali Cali Gaas Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland sidoo kalena mar soo noqday Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya inay dowladu ku khaldanayd hor istaaga Banaanbixii Jimcadii hore Muqdisho lagu qaban lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments