Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYS:Booliska Puntland oo faahfaahin ka bixiyay dhacdo Garwore ka dhacday

DHAGEYS:Booliska Puntland oo faahfaahin ka bixiyay dhacdo Garwore ka dhacday

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Nugaal ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ka hadlay dhacdadii Shalay Galinkii danbe ka dhacday magaalada garowe oo sababtay geerida Gabadh lagu Magacaabi Jiray Aniiso Cadicasiis oo ay xabad kaga fakatay dhalinyaro ay filim wada jilayeen.
Taliyaha Booliska Gobolka Nugaal ayaa sheegay in dhamaan dhalinyaradii gacanta ciidamada ay ku jiraan baaritaana lagu Samaynayo wixii faahfahain dheeraad ah oo Soo baxdana ay dib warbaahinta kala soo wadaagayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments