Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Aadan Barre oo ku baaqay in Ijara deegaan kale lagu kordhiyo iyada...

DHAGEYSO:Aadan Barre oo ku baaqay in Ijara deegaan kale lagu kordhiyo iyada oo lagu sharfayo senatarkii geeriyooday

Xildhibaanka laga soo doortay deegaanka Garissa Township Aadan Barre Ducaale ayaa madaxweynaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta, madaxa xisbiga ODM ,Raila Odinga iyo cid kasta oo ka mid ah guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka ee BBI inay ka shaqeyso sidii deegaanka Ijara ee ismaamulka Garissa labo deegaan looga dhigi lahaa.
Waxaa uu Ducaale soo jeediyay in si lagu xusuusto Alle ha u naxariistee senatar Maxamad Yuusuf Xaaji ay khasab tahay in deegaanka Ijara la kala qaybiyo .
Hoggaamiyihii hore ee aqlabiyadda baarlamaanka dalka ayaa sheegay in tani ay tahay rajada shacabka Garissa maadaama senatarka uu hoggaaminayay guddiga BBI , shaqooyin kala duwanna uu wadanka u soo qabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments