Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Kenya oo hay’adda IMF ka helaysa in ka badan 260 bilyan oo...

Kenya oo hay’adda IMF ka helaysa in ka badan 260 bilyan oo amaah lacageed ah

Ka dib markii xubno ka socdo hay’adda lacagaha adduunka ee IMF ay wadanka yimaadeen ayaa lagu heshiiyay in Kenya la siiyo amaah lacageed oo dhan 262 .7 bilyan oo shilin.
Deyntan oo u dhiganta 2.4 bilyan oo doolar ayay dowladda dalka ku heli doontaa muddo saddex sano ah.
Dhaqaalahan ayaa loogu talagalay la tacaalidda cudurka COVID-19.
Saraakiisha matalaya hay’adda IMF ayaa la kulmay wasiirka maaliyadda
Ukur Yatani, madaxa bangiga dhexe ee (CBK) Patrick Njoroge, madaxa waaxda adeegga dadweynaha ee dalka Joseph Kinyua iyo mas’uuliyiin kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments