Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka In ka badan 60 qof oo ku dhimatay doon ku qalibmatay DRC

In ka badan 60 qof oo ku dhimatay doon ku qalibmatay DRC

Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC ka dib markii doon sidday ay qalibmatay.
Sarkaal dowladeed ayaa laga soo xigtay in boqolaal qof oo kale weli la la’yahay.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay galbeedka Congo.
Wasiirka arrimaha baniaadanimada ee wadankaas Steve Mbikayi, ayaa sheegay in ugu yaraan 700 oo qof ay doonta saarnayeen.
Ilaa iyo hadda ma cadda sababta keentay in doonta ay degto bishii hore ayayna ahayd markii ugu yaraan saddex qof ay ku dhinteen doon kula degtay harada Kivu.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments