Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Haweeney u dhalatay Sacuudiga oo dil lagu xukumay

Haweeney u dhalatay Sacuudiga oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taalla boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa dil ku xukuntay Ayesha al-Jizani oo lagu helay dembi ah in ay dishay gabadh u adeegaysay oo dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Bangladesh.
Falkan ayay bishii saddexaad ee sanadkii 2019-kii kula kacday Abiron Begum .
Waxaa go’aanka maxkamadda soo dhaweeyay kooxaha u ololeeya xuquuqul aadanaha oo ku tilmaamay tusaale naadir ah.
Abiron Begum ayaa Sacuudi Carabiya tagtay labo sano ka hor inta aan la dilin si ay halkaa uga shaqeysato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments