Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha oo cadowga madaxweynaha ku tilmaamay dadka diiddan BBI

Xoghayaha wasaaradda arrimaha gudaha oo cadowga madaxweynaha ku tilmaamay dadka diiddan BBI

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Dr. Karanja Kibicho ayaa sheegay in shakhsiyaadka ka soo horjeedo geeddisocodka sharci beddelka ee BBI ay yihiin cadowga madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta.
Xilli uu ku sugnaa ismaamulka Kirinyaga ayuu sheegay in cid kasta oo mucaaradaysa hoggaamiyaha wadanka aynan isaga adeeg uga baahan karin.
Karanja Kibicho ayaa hoosta ka xarriiqay in BBI ay dani ugu jirto gobolka bartamaha wadanka iyo si guud dalka.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in ilaa iyo hadda ay dowladdu daabacday 10 milyan oo ah nuqullada dokumeentiga BBI .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments