Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wiil soomaaliyeed oo maalmo ku jiray ICU oo isbitaalka laga saaray

DHAGEYSO:Wiil soomaaliyeed oo maalmo ku jiray ICU oo isbitaalka laga saaray

Idriis Maxamuud Xuseen oo ah arday wax ka barta machadka caafimaadka laantiisa ismaamulka Machakos oo toddobaadyadii ugu dambeeyay isbitaal ugu jiray dhibaato ka soo gaartay weerar ay burcad ku qaadday bil ka hor xilli uu ku sugnaa waddada Juja Road ee Nairobi ayaa ugu dambeyn isbitaalka laga saaray.
Qeybta daryeelka degdegga ee ICU-da ayuu ku jiray labaatan cisho.
Waalidkiisa iyo mid ka mid ah eheladiisa oo maalmo ka hor murugsanaa ayaa dareenkooda la wadaagay warbaahinta Star.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments