Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wareysi gaar ah oo ku saabsan taariikh nololeedkii senatarkii Garissa

DHAGEYSO:Wareysi gaar ah oo ku saabsan taariikh nololeedkii senatarkii Garissa

Guddoomiyihii hore ee golihii deegaanka ee Ijara Maxamad Guure waxaa uu ka mid yahay dadkii ay aad isugu dhawayeen Alle ha u naxariistee senatarkii ismaamulka Garissa Maxamad Yuusuf Xaaji ee saaka geeriyooday.
Maxamad Guure ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda STAR FM uga warramay taariikh nololeedkii iyo shakhsiyadda senatarka dhintay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments