Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Heshiis laga gaaray dagaal beeleed Galgaduud ka dhacay

DHAGEYSO:Heshiis laga gaaray dagaal beeleed Galgaduud ka dhacay

Heshiis hordhac ah oo ka kooban 12-qodob ayaa laga gaarey dagaal beelo walaalo ah ku dhex marey Deegaanka Xananbuurre ee Gobolka Galgaduud Bartamaha Soomaaliya.
Dagaalka deegaanka Xananbuure oo muddo soo jiray ayaa waxaa Xal ka gaaristiisa isku howlay Masuuliyiin Wasiiro iyo Xildhibaano isu jira oo ka kala socday dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug oo kaashanaya odayaasha labada maleeshiyo ee dagaalku dhexmaray.
Wasiiru dowlaha Wasaarada arimaha gudaha maamulka Galmudug ayaa qoddobada Heshiiskaan ku qoran warbaahinta u aqriyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments