Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Carruur nolol adag ku haysata ismaamulka Wajeer ka dib markii ay ka...

DHAGEYSO:Carruur nolol adag ku haysata ismaamulka Wajeer ka dib markii ay ka geeriyoodeen waalidiintooda

Carruur agooma ah oo haddana dhawaan ay hooyadooda ka geeriyootay islamarkaana umul raacday ayaa wajahaya xaalad nololeed oo adag iyagoona u baahan gargaar bani’aadanimo
Wariyaheen Cabdiraxmaan Mucaawiye oo gurigooda ku booqday carruurtaas ayaa warbixintaan inooga soo diyaariyay

Cidii dooneysa inay caawiso fadlan kala xiriir nambarka wariyaha yaga Wajeer Cabdiraxmaan Mucaawiye:+254723508322

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments