Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha gobolka Bari oo xariga ka jaray ceelbiyood muddo ciladaysnaa

DHAGEYSO:Guddoomiyaha gobolka Bari oo xariga ka jaray ceelbiyood muddo ciladaysnaa

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Yuusuf ayaa daah-furay Ceel biyoodka deegaanka Ceel-gaal oo ka tirsan Degmada Qandala ee gobolka Bari, oo muddo dhowr bilood ah aan shaqeyn.
Dadka deegaanka ayaa sheegay in dad ka soo horjeeda hormarka deegaanka ay jareen tuubooyinkii biyaha soo qaadi jiray wuxuuna Guddoomiyaha Gobolka Bari sheegay in Talaabo laga qaadayo dadka dhibaatooyinkaas gaystay.

Qaar ka mid shacab Magaalada Ceel Gaal ayaa sheegay inay mudadii Ceelku Ciladaysnaa oo Tuubooyinka laga Jaray ay dhibaato soo wajahday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments