Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Denmark oo lagu xiray 13 qof

Denmark oo lagu xiray 13 qof

Ciidamada booliska ee dalka Denmark ayaa xabsiga dhigay 13 eedeysanayaal ah.
Dadkan ayaa looga shakiyay in ay qorsheynayeen weerar ay ka fuliyaan gudaha wadankaas ama dalka Jarmalka.
Saraakiisha booliska ee Denmark oo maanta shir jaraaid qabtay ayaa sidan u sheegay warfidiyeennada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments