Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Maraykanka oo sheegaya in Tanzania ay ku kordheen kiisaska COVID-19

Maraykanka oo sheegaya in Tanzania ay ku kordheen kiisaska COVID-19

Safaaradda Maraykanka ee magaalada Dar es Salaam ayaa sheegtay in ay sare u kaceen xaaladaha cudurka COVID-19 ee dalka Tanzania.
Waxay intaa ku dartay in xarumaha caafimaadka ee wadankaas uu mar dhow culeys dheeraad ah soo foodsaari karo.
Qoraalka safaaradda waxaa ku xusan in xaaladaha caabuqa corona ee Tanzania ay sare u sii kacayeen tan iyo bishii hore in kastoo madaxweyne John Magufuli uu muwaadiniinta ugu baaqay in aynan ku degdegin daawooyinka tallaalka.
Tanzania ayaa bishii Afaraad ee sanadkii hore joojisay in ay daabacdo macluumaadka la xiriira caabuqa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments