Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya EACC oo qiimeyn la xiriirta halista musuqmaasuqa ka sameysay 22 ismaamul

EACC oo qiimeyn la xiriirta halista musuqmaasuqa ka sameysay 22 ismaamul

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa sheegay in ilaa iyo hadda 22 ka mid ah ismaamullada dalka laga sameeyay qiimeyn ku aaddan khatarta falalka wax isdaba marinta.
Waxaa si gaar ah barnaamijyadan loogu eegayaa golayaasha dowlad deegaannada wadanka.
Hannaankan ayaa looga gol-leeyahay in sare loogu qaado dadaallada looga hor tagayo falalka musuqmaasuqa .
Sidoo kale waxaa uu gacan ka gaysanayaa in xilli hore la ogaado oo wax laga qabto qorsho kasta oo lagu lunsanayo kheyraadka dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments