Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Netanyahu oo aan qiran eedeymo musuqmaasuq

Netanyahu oo aan qiran eedeymo musuqmaasuq

Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa iska fogeeyay eedeymo loo soo jeediyay oo la xiriira musuqmaasuqa.
Tani ayaa timid ka dib markii ay maanta dib u billaabatay dhageysiga dacwadiisa.
Arrintan ayaa ku soo aadaysa 6 isbuuc ka hor inta aynan doorasho dhicin.
Netanyahu oo 71 sano jir ah ayaa loo haystaa laaluush qaadasho khiyaano, iyo kalsooni lumin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments