Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka India oo Twitter ka dalbatay in ay meesha ka saarto in ka...

India oo Twitter ka dalbatay in ay meesha ka saarto in ka badan 1000 akoon

Ila wareedyo ka tirsan dowladda India ayaa laga soo xigtay in maamulka wadankaas hoggaamiyo uu barta lagu wada xiriiro ee Twittar-ka ka dalbatay inuu tirtiro 1,178 oo akoonno ah.
Waxay India ku andacoonaysaa in barahan laga taageero dhanka Pakistan ama ay adeegsadaan kooxo beer-jileec u muujiyo dhaqdhaqaaa gooni u goosaska ee Sikh.
Wasaaradda tiknolojiyadda ee India ayaa codsigan maanta shaaca ka qaadday.
Hasa ahaate maamulka barta Twitter ayaan weli oggolaan ama diidin soo jeedinta kaga timid dowladda India.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments