Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo maalintii labaad ku sugan ismaamulka Turkana

DHAGEYSO:Raila Odinga oo maalintii labaad ku sugan ismaamulka Turkana

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa maalintii labaad ku sugan dowlad deegaanka Turkana isagoona wali sii wadi doona kulamadiisa siyaasadda ah oo uu la yeelan doono mas’uuliyiinta ka soo jeeda ismaamulkaas.
Madaxa xisbiga ODM ayaa maanta booqan doona xerada qaxootiga ee Kakuma iyo Katulu oo ku taala waqooyiga ismaamulka Turkana.
Mr Odinga ayaa booqashadiisa Turkana waxa uu diiradda ku saaraya sidii dadka halkaas ku nool uga dhaadhicin lahaa inay taageraan warbixinta guddiga dib u heshiisiinta iyo mideynta shacabka ee BBI.
Shalay ayay ahayd markii ra’iisul wasaarihii hore dalka uu isku soo bax qabtay isagoona sheegay hadii dadka reer Turkana ay meelmariyaan BBI-da ay ka faa’iidaysan doonaan balaayiin shillin ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments