Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Barasaabkii hore ee Nairobi Mike Sonko oo maxkamad la soo taagay

Barasaabkii hore ee Nairobi Mike Sonko oo maxkamad la soo taagay

Waxaa maanta maxkamadda ismaamulka Kiambu ka soo hor muuqday guddoomiyihii hore ee Nairobi, Mike Sonko.
Siyaasigan ayaa loo haystaa inuu sanadkii 2019-kii abuuray kicin dadweyne oo lagu dhibaateeyay 9 qof oo ku sugnaa dhul ku yaalla xaafadda Buruburu ee Nairobi oo ay leedahay shirkadda Landmark.
Shalay ayay ahayd markii Sonko uu tagay xarunta dhexe ee waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da isagoo su’aalo la weydiiyay waxaana uu xalay ku hooyday saldhigga booliska ee Muthaiga .
Dacwadda isaga iyo 5 eedeysanayaal oo kale ay wajahayaan ayaa ka socoto maxkamadda Kiambu .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments