Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wararka Kenya

DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo u hambalyeeyay madaxda ay doorteen

Dadweynaha ku nool deegaanka Dadaab iyo xeryaha qaxootiga ayaa hambalyo u diray madaxda kala duwan ee laga soo doortay ismaamulka Garissa. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa...

DHAGEYSO:Senatarka la doortay ee Wajeer oo ballanqaad sameeyay

Cabbaas Sheekh Maxamad oo dhawaan loo doortay xilka senatarnimo ee ismaamulka Wajeer ayaa ballanqaaday inuu si dhow ula shaqeyn doono wakiillada deegaannada hoose iyo...

Passaris oo xilkeedii difaacatay

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Nairobi Esther Passaris ayaa xilkeedii difaacatay ka dib doorashadii wadanka ka dhacday maalinkii Talaadada ee 9-kii bishan Siddeedaad. Passaris oo ka...

Sifuna oo noqday senatarka cusub ee Nairobi

Waxaa xilka senatarnimo ee ismaamulka Nairobi ku guulaystay Edwin Sifuna oo matalayay xisbiga ODM . Qareenkan oo ah xoghayaha guud ee ODM ayaa helay codad...

DHAGEYSO:Sakaja oo loo doortay xilka barasaabka ismaamulka Nairobi

Johnson Sakaja oo matalayay xisbiga UDA ayaa ku soo baxay tartanka guddoomiyennimo ee ismaamulka Nairobi ka dib markii uu helay codad gaaraya 699,392 . Sarkaalka...

DHAGEYSO:Ruto:Codka doorasho waa la dhiibtay balse hoggaanka ay qabanaysa cidda uu Alle u qoro

Madaxweyne ku xigeenka dalka ahna musharraxa madaxweyne ee xisbiga UDA William Ruto ayaa kenyaanka ka codsaday inay dulqaad muujiyaan oo ay guddiga madaxa bannaan...

Raila Odinga oo ku baaqay ka shaqeynta nabadda

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja Raila Odinga ayaa xilli uu maanta xaafadda Karen ee magaalada Nairobi kaga qayb galay munaasabad ka dhacday...

DHAGEYSO:Kimani Wamatangi oo noqday barasaabka Kiambu

Kimani Wamatangi oo matalayay xisbiga UDA ee uu hoggaamiyo madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa loo doortay barasaabka ismaamulka Kiambu ee gobolka bartamaha...

KUPPET oo dhaliil u jeedisay wasiirka tacliinta

Ururka macallimiinta ee KUPPET ayaa wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Prof. George Magoha ku dhaliilay inuunan go’aan ka qaadan taariikhda la saadaalin karo ee...

In ka badan 8 qof oo u dhashay Israa’iil oo lagu dhaawacay Quddus

Waxaa lagu soo warramayaa in ugu yaraan Siddeed qof oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Israa’iil in lagu dhaawacay magaalada Quddus ee dalka Falastiin. Tani...

Dowladda oo hakisay dhaqaale ay ku kabtay qiimaha booshada

Dowladda dhexe ayaa si ku meel gaar ah meesha uga saartay qiimo dhimis lagu sameeyay waxyaabaha laga soo saaro galleyda sida burka iyo booshada. Bishii...

Madaxweynaha dalka oo la kulmay kormeerayaasha doorashada

Madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa kulan la qaatay saraakiisha kormeerka ku sameynaya geeddisocodka doorasho ee wadanka. Kulanka ayaa ka dhacay madaxtooyada State House ee magaalada...

Wararka Soomaaliya

Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay amarro ku socda shacabka Muqdisho

Wasaaaradda Macdanta iyo Batroolka Xukuumadda Soomaaliya ayaa amartay in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka deggan xaruntii wasaaradda ee ku taala xaafadda Saybiyaano...

DHAGEYSO:Muuse BIixi oo ka hadlay bannaanbixi ka dhacay Somaliland

Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadlay bannaanbaxyadii rabshadaha watay oo shalay Xisbiyada mucaaradka iyo taageeraayaashooda ay ka dhigeen Magaalooyinka...

DHAGEYSO:Rw Xamse “Waxaa oggolahay in lala xisaabtamo xukuumaddeyda”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay golaha shacabka ee maanta ansaxiyay golaha wasiirrada Cusub ee Xukuumaddiisa. Xilli uu khudbad u jeediyay Golaha...

Xildhibaannada golaha shacabka oo buuq ka dib ansaxiyay golaha wasiirrada cusub ee Soomaaliya

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan aan caadi ahayn ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho, iyaga oo ku...

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta codka kalsoonida u qaadaya xukuumadda magacaaban

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta yeelanaya Kulan aan caadi ahayn, iyadoo Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre uu horgeyn doono Golihiisa Wasiirrada...

DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay inay soo weerartay Somliland oo garab siineysa Al-Shabaab

Wasiirka wasaaradda Warfaafinta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa maamulka Somaaliland ku eedeeyey in...

DHAGEYSO:Maxkamadda gobolka Bay oo xukun ku ridday rag loo haysto dilka ganacsade ku noolaa degmada Bardaale

Maxkamadda gobolka Bay ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay dhageysiga dacwadda 5 eedeysane, kuwaas oo loo haysto dilka Cabdicasiis Aadan Wardheere oo...

Maamulka Jubbaland oo ku kala qaybsamay habka loo dhisay xukuumadda Soomaaliya

Madaxweyne ku xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland, Suldaan Cabdiqaadir Luga-dheere, ayaa isagoo ku hadlayay magaca Jubbaland, waxa uu soo dhaweeyay xukuumadda cusub ee ra'iisul...

DHAGEYSO:Xukuumadda Somaliland oo ciidamada fartay inay ka hor tagaan mudaaharaad aan ogolaansho loo haysan, xilli mucaaradka ay qorsheynayaan banaanbaxyo

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee jamhuuriyadda Somaliland Maxamad Kaahin Axmad ayaa faray dhammaan Ciidamada ammaanka in aynan deegaannada Somaliland ka qabsoomi karin mudaaharaad aan sharci...

Fu’aad Shangole oo beeniyay in lagu dilay duqeyn ka dhacday gobolka Bakool

Fu’aad Maxamad Khalaf oo ka mid ah hoggaamiyayaasha Al-Shabaab ayaa beeniyey in toddobaadkii hore lagu dilay dagaalladii ka dhacay gobolka Bakool. Warbaahinta ku hadasha afka...

Culimada deegaanka Soomaalida: Al-Shabaab waa munkarkii ugu waynaa, waa in lala dagaalamo oo la suuliyo

Culimada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa kulan ay isugu yimaadeen oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, ayay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Al-Shabaab...

DHAGEYSO:Shacabka Muqdisho oo aragtidooda ka dhiibtay wasiirrada cusub

Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya ayaa aragtidooda ka dhiibtay golaha wasiirrada cusub ee shalay...

CAALAMKA

Barnaamijyada

Stay Connected

16,985FansLike
2,458FollowersFollow
61,453SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Make it modern

Latest Reviews

DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo u hambalyeeyay madaxda ay doorteen

Dadweynaha ku nool deegaanka Dadaab iyo xeryaha qaxootiga ayaa hambalyo u diray madaxda kala duwan ee laga soo doortay ismaamulka Garissa. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa...

Taalibaan oo sheegtay inay Afghanistan ka saarayaan ciidamada shisheeye

Hoggaamiyaha kooxda Taalibaan Anas Haqqani ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera waxaa uu ku sheegay in maamulkiisa uunan oggolaan doonin in ciidamo shisheeye oo...

DHAGEYSO:Senatarka la doortay ee Wajeer oo ballanqaad sameeyay

Cabbaas Sheekh Maxamad oo dhawaan loo doortay xilka senatarnimo ee ismaamulka Wajeer ayaa ballanqaaday inuu si dhow ula shaqeyn doono wakiillada deegaannada hoose iyo...

Cayaaraha

Talooyin horseedi karo in ciribtaada hadii ay dildilaacyo leedhahay aad xal u heshid

Waxaa ciribta dillaacsan ee lugaha ay noqon kartaa xanuun, jir ahaan iyo maskax ahaanba. Dadka xaaladahan la kulma, waxay inta badan ku dadaalaan in ciribtooda...

Haweeney 82 jir ah oo 125 kiilomitir ku orday 24 saac gudahood

Barbara Humbert, oo ah ayeeyo 82 jir ah oo ku nool magaalada Val d’Oise ee dalka Faransiiska, ayaa dhawaan dhigtay rikoor cusub ka dib...

Microsoft oo muddo 27 sano ka dib soo afjartay mid ka mid ah adeegyadeedii intarneetka

Microsoft waxay ugu dambeyn soo afjaraysa adeeggii macaamiisha ee nooca Internet Explorer. Barnaamijka Internet Explorer ayaa la adeegsanayay muddo 27 sano ah. Waxaana adeeggaan ay shirkadda...

Ilmo yar oo la waayay laba sano ka hor oo laga dhex helay jaraanjar hoosteeda iyada oo nool

Ilmo la sheegay in la waayay sanadkii 2019-kii iyadoo 4 sano jir ah ayaa laga helay jaraanjaro alwaax ka sameysan hoosteeda iyada iyo hooyadeed...

DHAGEYSO:Ka qayb qaado dhismaha masjidka Al-Ansaar ee magaalada Bangal

Maamulka masjidka uu dhismaha ku socdo Al-Ansaar ee magaalada Bangal ee ismaamulka Tana River ayaa ka codsanaya muslimiinta inay ka qayb qaataan dhismaha masjidkaasi. Wixii...
- Advertisement -

Holiday Recipes

Dadweynaha ku nool deegaanka Dadaab iyo xeryaha qaxootiga ayaa hambalyo u diray madaxda kala duwan ee laga soo doortay ismaamulka Garissa. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa...
Advertisment

Ganacsiga

Taalibaan oo sheegtay inay Afghanistan ka saarayaan ciidamada shisheeye

Hoggaamiyaha kooxda Taalibaan Anas Haqqani ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera waxaa uu ku sheegay in maamulkiisa uunan oggolaan doonin in ciidamo shisheeye oo...

DHAGEYSO:Senatarka la doortay ee Wajeer oo ballanqaad sameeyay

Cabbaas Sheekh Maxamad oo dhawaan loo doortay xilka senatarnimo ee ismaamulka Wajeer ayaa ballanqaaday inuu si dhow ula shaqeyn doono wakiillada deegaannada hoose iyo...

In ka badan 50 qof oo ku dhimatay daadadka Suudaan

Warbaahinta dowladda Suudaan ayaa ku warramaysa in ugu yaraan 52 qof ay halkaasi ku dhinteen ka dib daadad ka dhashay roobab culus oo da’ay. Waxaa...

Caafimaadka

Xikmadaha

Advertisment

Wixii Ugu Dambeeyay

DHAGEYSO:Shacabka Dadaab oo u hambalyeeyay madaxda ay doorteen

Dadweynaha ku nool deegaanka Dadaab iyo xeryaha qaxootiga ayaa hambalyo u diray madaxda kala duwan ee laga soo doortay ismaamulka Garissa. Maxamad Baaruud Xuseen ayaa...

Taalibaan oo sheegtay inay Afghanistan ka saarayaan ciidamada shisheeye

Hoggaamiyaha kooxda Taalibaan Anas Haqqani ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Aljazeera waxaa uu ku sheegay in maamulkiisa uunan oggolaan doonin in ciidamo shisheeye oo...

DHAGEYSO:Senatarka la doortay ee Wajeer oo ballanqaad sameeyay

Cabbaas Sheekh Maxamad oo dhawaan loo doortay xilka senatarnimo ee ismaamulka Wajeer ayaa ballanqaaday inuu si dhow ula shaqeyn doono wakiillada deegaannada hoose iyo...

In ka badan 50 qof oo ku dhimatay daadadka Suudaan

Warbaahinta dowladda Suudaan ayaa ku warramaysa in ugu yaraan 52 qof ay halkaasi ku dhinteen ka dib daadad ka dhashay roobab culus oo da’ay. Waxaa...

Passaris oo xilkeedii difaacatay

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Nairobi Esther Passaris ayaa xilkeedii difaacatay ka dib doorashadii wadanka ka dhacday maalinkii Talaadada ee 9-kii bishan Siddeedaad. Passaris oo ka...

Sifuna oo noqday senatarka cusub ee Nairobi

Waxaa xilka senatarnimo ee ismaamulka Nairobi ku guulaystay Edwin Sifuna oo matalayay xisbiga ODM . Qareenkan oo ah xoghayaha guud ee ODM ayaa helay codad...

DHAGEYSO:Sakaja oo loo doortay xilka barasaabka ismaamulka Nairobi

Johnson Sakaja oo matalayay xisbiga UDA ayaa ku soo baxay tartanka guddoomiyennimo ee ismaamulka Nairobi ka dib markii uu helay codad gaaraya 699,392 . Sarkaalka...

DHAGEYSO:Ruto:Codka doorasho waa la dhiibtay balse hoggaanka ay qabanaysa cidda uu Alle u qoro

Madaxweyne ku xigeenka dalka ahna musharraxa madaxweyne ee xisbiga UDA William Ruto ayaa kenyaanka ka codsaday inay dulqaad muujiyaan oo ay guddiga madaxa bannaan...

DHAGEYSO:XUBINTA MURTIDA MAANTA

Soo jeedinta abwaan Cabdinaasir Axmad Barkhadle​

Raila Odinga oo ku baaqay ka shaqeynta nabadda

Musharraxa madaxweyne ee isbeheysiga Azimio La Umoja Raila Odinga ayaa xilli uu maanta xaafadda Karen ee magaalada Nairobi kaga qayb galay munaasabad ka dhacday...

Most Popular

Recent Comments