Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Nin dilay ka dibna gubay gabadh ay wada sheekeysan jireen oo la...

Nin dilay ka dibna gubay gabadh ay wada sheekeysan jireen oo la xiray

Saraakiisha waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da ayaa gacanta ku dhigay nin loo haysto inuu toddobaadkii hore dilay ka dibna meydkeeda dab qabadsiiyay gabadh ay horay sheeko uga dhexeysay.
Eedeysanaha ayaa maanta laga soo qabtay xaafadda Kayole ee ismaamulka Nairobi.
Ciidamada waaxda DCI-da ayaa sheegay in tuhmanaha uu isku soo xiray guri ku yaalla dabaqa shanaad isagoo wacad ku maray inuu is dilayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments