Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wiil dhallinyaro ah oo tuugo dhaawac daran u gaysatay oo caawinaad u...

DHAGEYSO:Wiil dhallinyaro ah oo tuugo dhaawac daran u gaysatay oo caawinaad u baahan

Idiris Maxamuud Xuseen waa arday wax ka barta machadka caafimaadka laantisa Machakos, saddex toddobaad ka hor ayay tuugo weerar ay ku soo qaadeen dhaawac culus na u geysteen. Falkan ayaa loogu gaystay xaafadda Islii ee deegaanka Kamkunji magaaladatan Nairobi sida reerkiisa inoo sheegeen.
Waxaa uu haatan ku jira qaybta daryeelka deg deg ah ee lagu la tacaalo dadka xaaladoodu liidato ee loo yaqaano ICU-da.
Wariyeheena Cabdinuur Al Xaaji ayaa ku booqday isbitaalka, warbixintaan ayuu inooga diyaariyay.
Ciddii dooneysa inay caawiso fadlan kala xiriir:0723795708 ama Pay bill:8030755 Magaca ku soo baxaya Caaisha Macalim Maxamuud

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments