Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha oo dowladda ugu baaqay inay ka gudubto hanjabaadda

DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha oo dowladda ugu baaqay inay ka gudubto hanjabaadda

Xubnaha ururka qaran ee kalkaaliyaasha dalka ee KNUN ayaa dowladaha ismaamullada ka codsaday inay xalliyaan tabashooyinka dhanka caafimaadka.
Waxay sheegeen in aan loo baahneyn hanjabaad la xiriirta in shaqada laga eryaya oo kaga timid guddoomiyaha golaha barasaabyada ee CoG ahna hoggaamiyaha ismaamulka Kakamega Mr. Wycliffe Ambetsa Oparanya.
Mas’uuliyiintan ayaa sheegay in laga billaabo maanta ay gobollada kala duwan ka dhigi doonaan dibadbaxyo ay ku dalbanayaan in la siiyo caymis caafimaad oo dhameystiran, lacagaha guunnooyinka ee la xiriirta halista dhanka shaqada iyo agabka la iskaga difaaco cudurka COVID-19 oo tayo leh.

Kalkaaliyaasha ayaa shaqo joojin ku guda jirtay in ka badan 40 cisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments