Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Guddoomiyaha Baladxaawo oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerar halkaas ciidamo ku...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha Baladxaawo oo ka hadlay khasaaraha ka dhashay weerar halkaas ciidamo ku dhex maray

Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa la sheegayaa in dagaal halkaasi ka billawday uu weli socdo saaka.
Dagaalkan ayaa u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya ee magaalada horay gacanta ugu hayey iyo kuwo taabacsan maamulka Jubaland oo uu hor kacayo wasiirka amniga maamulkaasi Cabdirashiid Janan.
Sida uu idaacadda Star FM u sheegay guddoomiyaha degmada Baladxaawo Cabdirashiid Cabdi Caroog waxaa dagaalkaasi ku dhaawacmay taliye ku xigeenkii saldhigga Baladxaawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments