Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Israa’iil oo 4 qof ku dishay Suuriya

Israa’iil oo 4 qof ku dishay Suuriya

Warbaahinta dowladda dalka Suuriya ayaa ku warramaysa in duqeymo ay gaysteen diyaaradaha dagaalka ee Israa’iil lagu dilay 4 qof oo shacab ah.
Howlgalkan ayaa galinkii hore ee maanta laga fuliyay gobolka ku yaalla bartamaha wadankaas ee Hama.
Wakaaladda wararka ee SANA oo soo xiganaysa sarkaal militari oo aan la magacaabin ayaa sidatan qortay.
SANA ayaa intaas ku dartay in dadka dhintay ay isugu jiraan labo carruur iyo waalidiintooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments