Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka DHAGEYSO:Wareysi gaar ah:Maxaa laga filan karaa maamulka Biden?

DHAGEYSO:Wareysi gaar ah:Maxaa laga filan karaa maamulka Biden?

Waxaa aad loo hadal hayaa oo u muuqato in loo riyaaqay tallaabada Joe Biden uu kula wareegay hoggaanka Maraykanka.
Maxaa laga filan karaa in maamulkiisa uu ka qabto amaraddii iyo go’aammadii mas’uulkii ka horreeyay ee Donald Trump si gaar ah socdaalka, cudurka COVID-19 iyo xiriirka Afrika kala dhexeya dalkaas.
Maxamad Cali Madoobe ayaa arrimahan ka wareystay Axmad Cali oo ka faallooda xiriirka iyo siyaasadda dibadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments