Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Jack Ma oo ku dhawaad saddex bilood ka dib laga war helay

Jack Ma oo ku dhawaad saddex bilood ka dib laga war helay

Maalqabeenka caanka ah ee u dhashay dalka Shiinaha ee Jack Ma ayaa markii ugu horreysay muddo ku dhow saddex bilood ah ka dib ka soo dhex muuqday kulan muuqaal ah.
Ma ayaa maanta hadal kooban ka jeediyay munaasabad sanadla ah oo uu ku dhiirrigeliyo macallimiinta.
Sawirro lagu faafiyay baraha ay bulshada ku wada xiriirto ayaa muujinaya Jack Ma oo ku wareegaya dugsiyada hoose dhexe ee magaalada Hangzhou.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments