Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Taliyaha AFRICOM oo sheegay in Al-Shabaab ay weli halis ku tahay Kenya

Taliyaha AFRICOM oo sheegay in Al-Shabaab ay weli halis ku tahay Kenya

Taliyaha ciidamada militariga Maraykanka ee Africa ee loo yaqaano AFRICOM, Stephen Townsend ayaa sheegay in Al-Shabaab ay weli khatar ku tahay xasiloonida dalka.
Arrinkan ayuu shaaca ka qaaday xilli uu tagay ismaamulka Lamu oo uu sanad ka hor weerar ka dhacay.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in dowladda Kenya laga doonayo inay sii laba jibaarto dagaalka ka dhanka ah argagixisada.
Mas’uulkan ayaa xusay in dowladda Maraykanka ay sii wadi doonto taageerada dhanka amniga ee ay u fidiso Kenya iyo si guud qaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments