Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Bobi Wine oo gudbinaya dacwad ka dhan ah natiijadii doorashada Uganda

Bobi Wine oo gudbinaya dacwad ka dhan ah natiijadii doorashada Uganda

Bobi Wine oo ahaa musharrax looga adkaaday doorashadii madaxtinimo ee dhawaan ka dhacday dalka Uganda ayaa sheegay inuu isku diyaarinayo inuu maxkamadda u gudbiyo dacwad uu kaga soo horjeedo natiijada lagu dhawaaqay.
Tani ayaa timid ka dib markii guddiga doorashooyinka ee wadankaas uu shaaciyay in Yoweri Museveni oo talada hayay 35 sano markii lixaad la doortay.
Bobi Wine ayaa sidoo kale cambaareeyay xabsi guri uu ku jiro, tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo ay jiraan warar sheegaya in labo qof ay ku dhinteen dibadbaxyo ka dhashay natiijada la shaaciyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments