Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Xildhibaankii hore ee bartamaha Mandera oo ku biiray mushariixiinta xilka guddoomiyaha Nairobi

Xildhibaankii hore ee bartamaha Mandera oo ku biiray mushariixiinta xilka guddoomiyaha Nairobi

Mudanihii hore ee deegaanka bartamaha Mandera Cabdiqaadir Maxamad sidoo kalena soo noqday la taliyihii dhanka sharciga ee madaxweynaha dalka ayaa sheegay inuu u tartami doono xilka guddoomiyaha ee caasimadda dalka.
Waxaa uu ku biiray siyaasiyiin tartan ugu jiro inay buuxiyaan xilkii uu baneeyay Mike Sonko oo ay wakiillada golaha hoose xafiiska ka saareen sidoo kalena go’aankaasi uu ayiday aqalka sare.
Cabdiqaadir ayaa sheegay in shacabka ku nool Nairobi oo isugu jiro maalqabeen iyo sabool ay u baahan yihiin hoggaan wanaagsan sidaas awgeedna uu rajeynaya in codbixiyayaasha ay codkooda ku taageeri doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments