SHARE

Shacabka ku nool ismaamulka Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya ayaa muujiyay dareenkooda ku aadan doorashadii guud ee sanadkan oo u dhacday si nabad ah .
Dhalinyarada ismaamulkaasi ayaa ka cabanaya shaqa la’aan haysato oo ay doonayaan in madaxda la soo doortay ay wax ka qabtaan.
Dhanka kale mid ka mid ah musharaxiintii ismaamulkaasi ayaa siyaasiyiinta loolanka ku soo baxay ugu baaqay in ay xaliyaan caqabada dhanka bulacadaha ah iyo mideynta shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here