Madaxweynaha Masar oo booqasho ku tagayo 4 wadan oo ka tirsan qaarada Afrika

Google+ Pinterest LinkedIn Tumblr +
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins.

Madaxweynaha dalka Masar Abdel-Fattah El-Sisi ayaa lagu wada in berri oo isniin ah ay u bilaabato booqasho uu ku marayo 4 ka mid ah wadamada hoos tago qaarada Afrika.
Afhayeenka madaxtooyada Masar Calaa Youssef ayaa sheegay in hogaamiyaha ugu sareeya ee wadankaasi uu booqan doono dalalka Tanzania, Rwanda, Gabon iyo Chad.
Madaxweyne El-Sisi ayaa hogaamiyaasha dalalkaasi kala hadi doono in si wadajir ah loo xaliyo caqabadaha ay wajaheyso qarada Afrika gaar ahaan la dagaalanka argagixisada.
Bayaan ka soo baxay madaxtooyada Masar ayaa lagu sheegay in booqashada madaxweynaha ay tahay mid looga gol leeyahay in lagu xoojiyo iskaashiga kala dhexeya wadamadaasi.

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.
Share.

About Author

Leave A Reply