SHARE
????????????????????????????????????

Madaxda ururka horumarinta dumarka Dalka laantiisa maamul goboleedka Garissa ayaa ugu baaqay dadka ku nool countiga Garisa inay nabada ku dadaalaan kana fogaadan wax kasta oo nabada carqalad galin kara ayagona muujiyay dareenkooda ku aadan suuqii la gubay.
Dhanka kale Isku duwaha amaanka ee gobolka Waqoyi Bari Kenya Ambasador Maxamuud Saalax ayaa shacabka ku nool gobolkaaasi u xaqiijiyay in amaanka gobolka uu suganayahay asagoona ku booriyay dadwayahay inay ku daddaalaan nabada waxa uuna ku baaqay in loo gargaara dadki ku hanti beelay dabki baabi’iyay suuq mugdi ee magaalada garissa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here