Soomaalida Kenya oo markii ugu horeysay abid soo doortay haweeney si ay xildhibaan ugu noqoto

Google+ Pinterest LinkedIn Tumblr +
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins.

Haweeneydii ugu horeeysay taarikhda soomaalida dalkan Kenya kunool ee loo doorto xubinimada aqalka baarlamaanka dalkan Kenya Safiya Abdinoor oo dadka reer Ijara ay soo doorteen ayaa markii ugu horeeysay ka haddashay guushii taarikhiga ahayd ee ay ka gaartay doorashadii dalka ka dhacday isbuucan hadda uun dabayaaqada ah.
Sofiya ayaa la tartantay 5 qof oo kale oo dhamaantood ahaa rag balse wey ka guuleysatay waxaana ay sheegtay in taas ay micnaheedu tahay in dadka degaan baarlamaneedka laga soo doortay ee Ijara in ay ku aamin qabaan waxaana ay ballanqaad in ay si wanaagsan ooh agar la’aan ah ay ugu adeegi doonto.
Gabadha ayaa horey uu soo qabatay shaqooyin dhowr ah waxaana ay dhidibada ay uu taagtay hay’ad lagu magacaabo Woman Kind taas oo uu ololeyso arrimaha haweenka xoola dhaqatada ah gaar ahaanna haweenka soomaaliyeed ee kunool gobolka ay soomaalida Kenya degto ee Waqooyi bari Kenya.

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.
Share.

About Author

Leave A Reply