Shacabka Garissa iyo la’aamaha ammaanka oo ka hadlay suuqi Garissa ee gubtay

Google+ Pinterest LinkedIn Tumblr +
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins.

La’aamaha amaanka iyo shacabka Garissa ayaa maanta dhaleeceeyey dhibaatadii ka dhalatay suuqii kuyaalay magaaladaas oo dab la qabad siiyay maalinnimadii khamiista ee isbuucan wax yar uun kadib markii lagu dhawaaqay natiijadii ka soo baxday doorashadii dalka ka dhacday maalinnimadii talaada ahayd ee isbuucan.
Suuqan oo ahaa kii ugu weynaa ee dadka reer Garissa ay kusoo xirtaan ayaa waxaa ku gubtay oo ku baaba’ay hanti dhan malaayin shillin oo ay lahaayen ganacsatada soomaaliyeed ee suuqaas ku leh mehrado ganacsi.
Ilaa iyo hadda waxaan caddeyn oo aan la ogeyn cidda dabka qabadsiisay suuqaas.

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.
Share.

About Author

Leave A Reply