Safiya Cabdi oo ku guuleysatay xildhibaanimada Ijara

Google+ Pinterest LinkedIn Tumblr +
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins.

Degaanka Ijara oo ka tirsan ismaamulka Garissa ee gobolka waqooyi bari Kenya ayaa waxaa markii ugu horeysay tariikhda gobolkaasi xilka xildhibaananimo loo soo doortay Safiya Cabdi toori.
Qabashada xilkaasi ayaa waxaa loolan ugu jiro musharixiin uu ka mid yahay xildhibaanka hada lagala wareegay ee Axmad Ibrahim Cabaas.
Safiya Cabi toori ayaa kadib markii ay guuleysatay dareenkeeda sidatan u muujisay
Dhanka kale Safiya ayaa u mahadcelisay sarakiisha gudiga nmadaxa banaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC sida ay codeyntaasi u mareyeen.
Laamaha amaanka ayay sido kale uga mahadcelisay in ay amaanka goobtaasi si weyn u sugeen.
Ugu danbeyntina xildhibaankii xilkaasi hayay Axmad Ibrahim Cabaas ayay ka codsatay in ay wadashaqeyaan 5-ta sano ee soo socoto si ay hormar u gaarsiyeen degaanka iyo dadka Ijara.

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.
Share.

About Author

Leave A Reply