Ronaldo iyo Bale oo dib ugu soo laabtay tababarka kooxda Madrid

Google+ Pinterest LinkedIn Tumblr +
Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins.

Iyado oo ay kooxda Real Madrid ee tababare Zinedine Zidane ay ka guuleysatay kooxda Espanyol ayaa waxa hadda ay kooxdaas maqashay warbixin lagu farxo taas oo ah in ay labada laacib ee kooxdaas ay dib ugu soo laabtayn tababarka kooxdaas maalinta shalay ahayd.

Labadan ciyaaryahan ayaa seegay ka qeyb galida kulanka tarikhiga ahaa ee ay kooxda la lahayd kooxda ka dhisan magaalada katalunya ee Barcelona taas oo ay ka guuleysteen iyagoo dhagaha ku dhuftay 2 gool iyo eber waxana ay iska bareejeyen rikoorka Barcelona ee ahaa in aan laga guuleysanin 16 kulan ee isku xigta xili ciyaareedka 2010-ka ilaa iyo 2011-ka.

Ciyaaryahanadan ayaa lagu wada in ay kamid noqdan ciyaaryahanada kooxda Madrid ee wajihi doona kooxda Vilarreal waxana ay ciyaartaas ka dhici doonta garoonka Santiago Bernabeu.

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.
Share.

About Author

Leave A Reply