Starfm.co.ke

dadka reer yeman oo maanta dooranaya madaxweyne cusub.
21.February.2012:-  Dadka reer Yemen ayaa maanta  isuku soo baxay si ay u doortaan madaxweynihii badali lahaa Cali Cabdalla salaax oo in kabadan 30- sano maamulayay dalkaasi yeman.

Codbixinta maanta ayaa waxaa ay gunaanud u tahay heshiis uu taageerayo maraykanka kaas oo ay ku jireen in doorashooyin la qabto,taas oo dhamad ka dhigaysa xukunkii dheeraa ee Mr Saalax.

Mr haadi ayaa loo soo xulay in uu noqdo musharaxa kali ah ee la tartamaya cali cabdalla  salaax.oo isagu markale dooonaya inuu qabto xukunka dalkaasi.

Madaxweyne saalax ayaa noqonaaya kalitaliyihii afaraad ee carbeed oo lagu qasbo in uu is casilo tan iyo intii kacdoonada ay ka bilowden dunida carabta.

Hay’ada Laanqayrta Cas oo sheegtay in wada hadal ay kula jirto mucaaradka iyo dowlada Siiriya.
21.February.2012:-  Gudiga caalamiga ah ee laanqayrta Cas ayaa waxa uu sheegay in uu wado isku day uu ku qalqaalinaayo dhinacyada dalka siiriya in ay garaan xabad joojin meesha ka saarta tacadiyada dalkaasi ka sii socda.

Afhayeen u hadashay ICRC  ayaa sheegtay in gudikooda uu wadahadal la yeeshay labada dhinac kuwaasi oo ku saabsanaa sidii loo joojin lahaa colaada iyo sidii gargaarka loo baahan yahay loo gaarsiiyo deegaanada ay ka jirto xaalada bini’aadinimo ee dalka siiriya.

hadalka ICRC ayaa waxaa uu imaanayaa iyadoo saakay ciidamada iyo taankiyada dowlada ay isku aruursanayaan agagaarka magaalada ay mucaaradku ku xooganyihiin ee Homs kadib markii ay duqeen ay ku hayayeen magaaladaas in kabadan 2 todabaad.

Hay’ada Xuquuda aadanaha oo eedayn u soo jeedisay dhinacyada ku dagaalamaya soomaaliya.
21.February.2012:-  Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch  ayaa sheegtay in kooxaha dagaalama ee dalka soomaaliya ay gabi aanba ku guuldraysteen in ay dhowraan xuquuqda caruurta soomaaliyeed.

Warbixin dheer oo ay soo saartay hay’ada ayay ku sheegtay in dhinacyada dagaalamaya ee dalka soomaaliya ay ku guuldaraysteen in caruurta ay ka ilaaliyaan dagaalada iyo askarayntaba .

Hay’da ayaa waxa ay ku eedaysay Alshabaab in ay caruurta ay u adeegasadaan askarnimo iyo tacadiyo kale kuwaasi oo ay ha’adu ku tilmaamtay kuwa waxyeeleeya caruurta,hay’ada ayaa sidoo kale sheegtay in aysan jirin meel ay ku badbaadayaan caruurta soomaaliyeed oo dhan.

Dowlada KMG ayaa samaysay balanqaadyo dabayaaqadii 2010-kii kaasi  oo ku saabsanaa in ay soo afjarayaan u adeegsiga caruurta dagaalada balse hay’ada HRW ayaa sheegtay in ay ku guuldaraysatay.

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.
21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London halkaasi oo uga bilaaban doonto booqasho 3  maalmood ah .

Ujeedada Safarka  madaxweyne Kibaki  iyo ergada kale ee kenyanka ay u tagayaan london ayaa ah sidii ay uga qayb gali lahaayeen kulanka caalamiga ah ee looga hadlaayo xalinta mushkilada Soomaaliya.

Madaxweyne Kibaki ayaa shirkaasi london uga warbixin doona xaalada soomaliya ,sidoo kale waxa uu uga warami doonaa ergada shirka  hormarka ay ciidamadooda ka sameeyeen  dagaalka ka dhanka ah alshabaab.

Kenya oo daris la ah soomaaliya ayaa loo arkaa inkaalin mug leh ay ka ciyaari karto  xal u helida mushkilada soomaaliya,waxayna taas ku heshay in badanaa su aalaha ku saabsan xal u raadinta somaliya la waydiiyo wadamada dariska ah.waxayna Kenya Horay u marti galisay Shir wayne Dawlada loogu dhisay Soomaalida.

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .
21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii maanta doorasho la Qabto sida ku cad Ra’yi aruurin ay soo saartay hay’ada ra’yi aruurinada ee loo yaqaano sonavet.

Ra’yi aruurintani oo ay soo saartay shirkada ra’yi aruurinnta  Sonavet ayaa muujinaysa in mr Odinga wareega labaad ee doorashada in uu heli doono 44% halka u Uhuru heli doono 42%.

Arintaan Ra’yi uruurinta ee Sonavet ay soo saartay ayaa sido kale  muujinaysa in dadkii ra’yi aruurinta laga qaaday 23% ay doorbidayaan in  isbahaysiga G7 uu tartanka madaxweynimada uga qayb galo uhuru kenyatta iyo Ruto oo  ku xigeen u noqdo.

dadka kenyaanka ayaa ku kala qaybsamay sida ra’yi aruurinta sonavet ku cad muranka ku saabsan in Uhuru  iyo Ruto ay u tartami karaan madaxweyne nimada  iyo in kale iyadoo dadka  50% ay doonayaan in madaxweyne nimada ay u tartamaan.

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.
21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo socata hadii dowlada ay ku guuldaraysato bixinta gunooyinka shaqaalaha taasi oo qayb ka ahayd heshiis dowlada iyo shaqaalaha caafimaadka ay gaareen sanadii la soo dhaafay.

Kalkaaliyaasha,saraakiisha caafimaadka iyo shaqaalaha kale ee caafimaadka oo ku jira dalada ay ku midaysan yihiin shaqaalaha caafimaadka ee loo yaqaano (KHPS) ayaa waxaa ay sheegeen in ay shaqada joojin doonaan hadii dowlada ay ku guuldaraysato bixinta wajiga koowaad ee gunada shaqaalaha taasi oo dhan 30Kun  oo shilling taasi oo lagu heshiiyay in ay dowlada bixiso 1-da bisha march .

Balanqaadkii dowlada ee ku aadanaa gunooyinka iyo adeegyada kale ee shaqaalaha caafimaadka ayaa waxaa uu ku ekyahay 29-ka bishan February.

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.
19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed yihiin kuwaasi oo ciidamada badda ee Denmark ay ka soo qabteen badwaynta India.

Afartaan qof ee looga shakisanyahay in ay burcad badeed yihiin oo dhalashadooda ay soomaali tahay ayaa waxaa 7-dii  bishii january gacanta ku soo dhigay ciidamada badda ee Daanishka waxaana magaalada Mambasa lagu keenay diyaarad.

Sargaal u hadlay wasaarada arimaha dibada ee dalka Denmark ayaa waxa uu sheegay in dowlada dalka Kenya ay ka aqbashay in dalkeeda lagu maxkamdeeyo ragani looga shakisanyahay in ay burcad badeed yihiin ka dib markii ragani lagu wareejiyay booliiska.

Dowlada  kenya ayaa horaan u maxkamadaysay isla markaana xukuntay qaar ka mid ah burcad badeed soomaali ah .

Afartaan  qof ee soomaalida ah loogana shakisanyahay in ay burcad badeed yihiin ee ay dowlada Denmark ku wareejisay booliiska dalkani kenya ayaa lagu wadaa in maxkamad la soo taago maalinta isniinta.

Dowlada dalka Denmark ayaa ka mid ah Dawladaha ciidamada caalamiga ah ee la dagaalanka burcad badeed ka qowlaysata xeebaha soomaaliya iyo badwaynta INdia.

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.
19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka hor doorashada guud ee soo aadan.

waxayna Dowladu ay  sidoo kale sheegtay in ay guud ahaan dalka ay u daad guraysay sir doon badan oo la socda qatarada dhanka amaanka ee dalka.

Wasiir ku xigeenka amniga gudaha Orwa Ojode ayaa xaqiijiyay in diyaar garowgani uu socdo isaga oo intaa ku daray in  4,kun  oo ka mid ah ciidamada la qorayo ay yihiin booliis halka 3kun ay yihiin ciidamada AP .

Waaxda Booliiska ee dalka ayaa sidoo kale soo iibsatay risaasta cinjirka ka samaysan iyo sunta dadka ka ilmaysiisa si loogula tacaalo hadii ay rabshado dhacaan .

Booliiska ayaa rabshadihii doorashadii aanu soo dhaafnay waxaa lagu eedeeyay in ay dad badan si ula kac ah ay u tookteen.

Gudigii uu horkacayay Waki ayaa waxyaabihii ay ku taliyeen waxaa ka mid ahaa in isbadal lagu sameeyo waaxda booliiska ee dalka .

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.
19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ay sheegtay in wiil uu dhalay madaxwaynihii hore ee dalkaas  Rupiah Banda oo loo haysto falal musuqmaasuq,uu ku dhuumaalaysanaayo Kenya.

Wasiirka arimaha dibada ee dalka  Kenya Given Lubinda ayaa sheegay in baaritaan dheer ay dowladiisa ku samayn doonto halka gaar ahaan kenya uu kaga sugan yahay Henry Banda oo ah wiilka la baadi goobaayo.

Dowlada dalka Kenya ayaa sheegtay in aysan ogayn isla markaana aysan wax war ah u hayn in mr Banda uu ku suganyahay  Kenya iyo in kale.

Sedexdii bishaan February ayay ahayd markii uu taliyaha booliiska ee dalka Kenya  Mathew Iteere uu sheegay in mr Banda oo ka soo baxsaday wadankiisa uusan dalka Kenya ku sugnayn.

South Afrika oo walaac ka muujisay saamaynta dhaqaale ee Burcad badeeda Somalida.
19.february.2012:- Xukuumada koofur Afrika ayaa walaac ka muujisay saamaynta dhaqaale ee dalkeeda ay ku yeelatay Howlgalada Burcad badeeda qafaalka u gaysanaysa marakiibta.

South Afrika ayaa shaacisay in ay saamayn balaaran oo dhanka dhaqaalaha ah ay ku yeelatay Burcad badeeda somalida.

Warbixin ay soo saartay wasaarada ganacsiga Koofurt Afrika ayaa siwayn arintaasi u xaqiijisay waxayna sheegeen in ay codsanaayan in wax laga qabto Burcad badeeda Ugaarsiga ku haya maraakiibta caalamka ee isaga kala goosha gacanka cadmeed.

Warbixinta wasaarada ayaa tusaale usoo qaadaday in sanadkii tagay ee 2011 caalamka uu qasaaray aduun lacageed oo dhan 7bilyan taasna ay sabab u tahay dhaqdhaqaaqyada Burcad badeeda oo sii xoogaysanaaya.