Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya

Wararka Soomaaliya

DHAGEYSO:Dib u habaynta Hay’adaha Garsoorka Soomaaliya oo Gabogabo maraya

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inuu hadda Heer Gabo Gabo ah Marayo Qorshaha dib loogu habaynayo hay’adaha Garsoorka...

DHAGEYSO:Degmada Xudur oo 8 sano Shabaab u go’doonsan

Degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool ayaa waxay go’doonsan tahay ku dhawaad 8 sano waxaana hadal laga soo sheegayaa inay ka jirto Xaalad Binu...

DHAGEYSO:Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada oo faahfaahiyay dacwadihii la qaaday labadii sano ee la soo dhaafay

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo hadal ka jeedinyay shirweynaha Sanadlaha ah ee...

Ciidamo Gadoodsan oo Hakiyay isu socodka Magaalada Galinsoor ee Maamulka Galmudug

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in Maanta ay gadood sameeyeen Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Maamulka Galmudug.Ciidamadaan oo ku xaraysnaa Xerada dhanka-roone...

Wakiilka QM oo Maanta gaaray Magaalada Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha dalka Soomaaliya Amb, James Swan.Wafdiga ayaa...

Maamulka gobolka Banaadir oo Awaamiir Cusub Soo saaray

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Shacabka Magaalada Muqdisho uga digay inay ku dhex Ganacsadaan wadada Kacaanka ee loo yaqaano Cir-toogtaha, taasoo ku taalla Suuqa Bakaaraha...

Wasaarada Ganacsiga Soomalaiya oo sheegtay inay kordhinayso wax soo saarka gudaha

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo warshadaha Xukuumada Fedraalka Soomaaliya Cali Maxamed Bagadi ayaa bogaadiyey beeraleyda Soomaaliyeed iyo iskaashatooyinkooda wuxuuna sheegay inay qayb weyn...

Laamaha Amniga Galmudug oo shir deg deg ah kayeeshay dad lagu dilay Galgaduud

Ku simaha madaxweynaha ahna madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa shir gudoomiyay Kulan deg deg ah oo amniga...

Milatariga Soomaaliya oo Howlgalo ka fuliyay gobolka Baay

Howlgal military oo wadajir ay u fuliyeen Taliska Ciidanka Mareekanka ee Afrika iyo Milatariga Soomaaliya ayaa waxaa Ka dhacay degaanka Buulafuulaay degmadda Diinsoor ee...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Deni & Axmed Madoobe kala hadlay xalLinta khilaafka doorashada

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdi Casiis xasan Maxamed (laftaagreen) ayaa bilaabay dadaalkiisa ku aadan sidii xal looga gaari lahaa khilaafka arrimaha doorashooyinka ee uu muranka...

DHAGEYSO:Shirweynaha garsoorka Soomaaliya oo Muqdisho ka furmay

Shirka sanadlaha ah ee Garsoorka Soomaaliya oo ay ka qeyb galayaan hay’adaha cadaaladda heer Federaal iyo heer maamul goboleed ayaa ka furmay magaalada Muqdisho...

DHAGEYSO:Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay howlgalo gobolka Gedo ka dhacay

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo gobolka Gedo howlgalo ka fuliyay ayaa waxay faahfaahin ka bixiyeen howlgaladaas iyo Saraakiil Al-shabaab ah oo halkaas lagu dilay.Saraakiisha...
- Advertisment -

Most Read