Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya

Wararka Kenya

DHAGEYS0:Qaxootiga Dadaab oo ka cabanaya hoos u dhac dhanka gargaarka ah

Waxaa hoos u dhacay adeegyadii la siin jiray qaxootiga Dadaab dhaqaale yarida ka dhalatay xanuunka COVID-19 awgii waxayna cabasho ka soo yeeraysaa dadka ku...

Kenya oo ay ka dhacayso afti ka dib markii BBI laga ansaxiyay 28 ismaamul

Wakiillada golayaasha hoose ee 16 ka mid ah ismaamullada wadanka ayaa maanta codkooda ku taageeray hindise sharciyeedka BBI .Tani ayaa tirada guud ee dowlad...

DHAGEYSO:4 qof oo ku dhimatay shil ka dhacay Tharaka Nithi

Shil xalay fiidkii ka dhacay buundada Nithi ee wadada weyn ee u dhexeyso ismaamullada Meru iyo Nairobi dhanka ismaamulka Tharaka Nithi ayaa waxaa ku...

IEBC oo sheegtay 3.1 milyan oo Kenyaan ah ay taageersan yihiin hindise sharciyeedka BBI

Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada dalka ee IEBC ayaa soo saaray natiijada xaqiijin lagu sameeyay ilaa 4 milyan oo ah saxiixyo laga...

Madaxweynaha dalka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaanka Juja

Madaxweynaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa tacsi u diray qoyska , ehellada , asxaabta iyo shacabka deegaanka Juja ee ismaamulka Kiambu ka dib geeridii...

Ugu yaraan 12 ismaamul oo la filayo in ay maanta ansaxiyaan hindisaha BBI

Waxaa la filayaa in galinka dambe ee maanta ugu yaraan 12 ka mid ah golayaasha hoose ee ismaamullada dalka ay ansaxiyaan hindisaha sharci beddelka...

Saamileyda tacliinta oo ku baaqay in la tageero dadka nugul

Saamileyda arrimaha waxbarashada ee dalka ayaa ku baaqay in tageero dheeraad ah la siiyo carrurta kaaso jeeda qooysaska danyarta ah si looga ilaaliyo waxyeelada...

Raila Odinga oo kaliya heysta afar maalmood inuu caddeeyo hadii u isu soo sharaxayo xilka madaxweynenimo ee 2022-ka

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa heysta ilaa maalinka Jimcaha ee toddobaadkan inuu caddeeyo hadii markii shanaad uu isu sharaxayo xilka madaxtinimo ee doorashada...

Labo qof oo lagu qabtay Ismaamulka Isiolo

Laamaha ammaanka ee ismaamulka Isiolo ayaa gacanta ku dhigay labo qof oo sitay qoriga nooca loo yaqaano AK47 ,128 rasaas ah iyo labo bambo...

DHAGEYSO:Kumaxumaato oo xarigga looga jaray dhismaha xarun waqaf ah

Tuulada Kumaxumaato oo ka mid ah deegaanka Dadaab ee ismaamulka Garissa ayaa lagu qabtay xaflad xarigga looga jarayay dhismaha xarun cusub oo waqaf ah...

Saraakiil boolis ah oo laga shaqaaleysiinayo guud ahaan dalka

Waxaa guud ahaan dalka ka billaabatay shaqaaleysiinta dhalinyarada doonaya in ay ku biiraan ciidamada booliska ee wadanka.Dhalinyarada la howlgelinayo ayaa tiro ahaan dhan 5,000...
- Advertisment -

Most Read