Saturday, May 19th, 2012

SPORTS

pod

Podolski oo ka mid noqday ciyaaryahanada Arsenal (sawiro)

16.May.2012:-  laacibka Cusub ee kooxda Arsenal Lukas Podolski ayaa sheegay inuu sugi la'yahay safashada kulamada kooxdiisa Cusub. Podolski ayaasi wayn u amanaay qaab ciyaareedka kooxdiisa Cusub ee ...

More SPORTS News

van-persie490ai

Kooxda Juventus oo doonaysa Van Persie

15.May.2012:-  Naadiga ka dhisan Carriga Talyaaniga ee Juventus ayaa doonaysa inay sii laba laabto dadaalka ay ku doonayso inay soo xera ...
hezard

Eden Hazard “waxaan kusoo wajahanahay Manchester”

15.May.2012;-  Ciyaaryahanka dhanka Garabka kaga ciyaara Kooxda Lille  Eden HazardAyaa si rasmi ah ugu celiyya inuu xili ciyaareedkaan isaga tagayo naadigaasi ...
ibra

Ibrahimovic oo la sheegay inuu sii ahaanayo ciyaaryahan ka tirsan Kooxda AC Milan

15.May.2012;-  Wakiilka Weeraryahanka Kooxda AC Milan  Ibrahimovic ayaa sheegay in xidigaasi uu sii joogayo kooxda Reer Talyaani ee Milan. Mino Raiola oo ...
benzema

Benzema oo Xaqiijiyay inuu sii joogayo Kooxda Real Madrid

15.May.2012;-  Weeraryahanka Kooxda Real Madrid Karim Benzema ayaa sheegay inuu siwayn ula dhacsanyahay hanaanka iyo awooda ciyaareed ee Kooxdiisa Real Madrid ...
kuyt

Kuyt oo ka hadlay Mustaqbalkiisa Kooxda Liverpool.

15.May.2012:-  Laacibka Reer Holland iyo Kooxda Liverpool Dirk Kuyt  ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in uu boos joogto ah ka ...
balotelli_2683814

Mancini “Mario waxa uu sii joogayaa Kooxda Man City”

15.May.2012:-  Macalinka Kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa siwayn ua amaanay heerka ciyaareed ee Weeraryahankiisa Mario Balotelli. Mancini ayaa sheegay in weeraryahankiisa  ...
wemger

Wenger “Talada ugu horeysa waa in aan la xaajoono Van Persie aana soo xarayno laacibiin Cusub”

14.May.2012:-  Macalinka Kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegay inuu siwayn ugu faraxsanyahay in ciyaaryahanadiisa oo sanadkaan u ahaa sanad liida ay ...
ferguson

Ferguson oo hambalyo u diray kooxda dariskiisa ah ee Manchester City.

14.May.2012:-  Macalinka Kooxda Manhcester United Sir Alex Ferguson ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray kooxda ay daris wadaaga yihiin ee ay ...
in

Qaabka kala horaynta Horyaalka Ingiriiska ee shalay dhamaaday.

14.May.2012;-  Horyaalka Ingiriiska ee Premier League ayaa shalay lasoo gaba gabeeyay iyadoo taariikh cusub uu u Furmay naadiga Manchester city oo ...

 More »

Local News

CRIME-SCENE_NET

Wiil uu dhalay wasiirka Maaliyada Kenya oo is dilay.

17.May.2012;-  Wiil uu dhalay wasiirka maaliyada  Njeru Githae ayaa saakay isku dilay xaafada Runda,ee magaalada Nairobi. Wiilkani uu dhalay ...
Eugene Wamalwa

Wasiirka cadaalada oo walaac ka muujiyay dhalinyarada badan ee kibandha la’aanta ah.

17.May.2012:-  Wasiirka cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Eugene  Wamalwa ayaa waxa uu sheegay in inka badan 4 milyan oo ...
uhuru

Uhuru oo dhawaan shaacinaya Xisbiga uu doorashada uga qayb galayo.

17.May.2012;-  Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro Axada soo socota xisbiga uu doonayo in ...
ACCIDENT-

Shil gaari oo dad ku dhinteen oo ka dhacay wadada Muranga ee Kenya

17.May.2012:-  ugu yaraan 15 qof  ayaa ku geeriyootay xalay shil gaari oo ka dhacay wadada u dhaxaysa Kenolo ...
tb

Gabaabsi dhanka Talaalka Nooca looga hortago TB oo dalka ka jira .

17.May.2012:-  Dowlada ayaa cadaysay in dalka uu ka jiro gabaabsi dhanka talaalka BCG oo ah Talaalka Caruurta ee ...
shariif

Madaxwayne shariif oo ka warbixiyay Kulankii Golaha amaanka ee Newyork ka dhacay

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dawlada Kmg ah ee Somaliya Shariif Sh Axmed ayaa ka warbixiyay Kulankii Shalay ay Golaha amaanka ...
mom

Booliiska Gobolka Xeebta oo baaraya weerar xalay lagu qaaday goob Club ah .

16.May.2012;-  Booliiska magaalada Mombasa ayaa baaritaano ku haya weerarkii Bambaano ee xalay lagu qaaday goob Club  ah oo ...
mukuruy

Dab ka kacay xaafada isku raran ah oo ku taala Nairobi

16.May.2012;-  In ka badan 100 qoys ayaa ku gurya beeshay dab ka kacay qayb ka mid ah xaafada ...
kakuma

Gaadiidleyda reer Kaakuma oo qiimaha shidaalka ka cabanaaya .

15.May.2012;-  Gawaarilayda Xarada Qaxootiga ee Kaakuma ayaa waxa ay cabasho ba'an ka muujiyeen sicirka shidaalka oo sare u ...
KENYA

Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo lala beegsaday askar Kenyaan ah oo ku sugnayd xerada dhagaxlay.

15.May.2012:-  Inta la xaqiijiyay Hal askari ayaa ku dhintay sadex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Qarax xoogan ...

Blogroll

World News

icc

Maxkamada ICC-da oo Raadinaysa dagaal Ooge u dhashay wadanka Congo.

17.May.2012:-  Maxkamada danbiyada caalamiga ah ee ICC da ee dalka Holand ayaa sheegtay inay si wayn u doonayso ...
serbia

Ratko oo ay maalintii labaad maxkamadayntiisu ka socotaa ICC da.

17.May.2012:-  Hogaamiyihii Militeriga ahaa ee hogaaminayay ciidamadii Serbiya oo loo haysto 11 eedaymood oo ay ku jiraan danbiyo ...
ban

Xubno ka tirsan mucaaradka dalka Bangladesh oo xabsi la dhigay.

17.May.2012:-  ilaa iyo 33 ka tirsan hogaamiyayaasha mucaaradka dalka Bangladesh ayaa  xabsiga la dhigay iyagoo lagu eedaynaayay inay ...
sp

Boqorada Spain oo joojisay booqasho ay ku tagi lahayd dalka Britten.

17.May.2012;-  Boqorada dalka Spain Mss Sofia ayaa lagu soo waramayaa inay cansal garaysay booqasho ay ku tagi lahayd ...
berlin

Hollande iyo Merkel oo qabanaya kulanka Midowga Yurub ee ka dhacaya Barliin.

16.May.2012:-  Ninka dhawaaan loo dhaariyay Madaxwaynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa balan qaaday inuu kala shaqayn doono dowlada ...
syr

Dad ku geeriyooday weeraro ka dhacay wadanka Siiriya.

16.May.2012:-  Ugu yaraan 20 ruux oo ka qayb galayay aas loo samaynayay dad horey ugu geeriyooday rabshadaha ka ...

Pakistaan oo la rajaynayo inay ka qayb gasho kulanka Nato ee Afganistaan ka dhacaya.

16.May.2012:-  Madaxwaynaha dalka Pakistaan Asif Ali Zardari ayaa lagu wadaa todobaadkan inuu ka qayb galo kulanka isbahaysiga Naato ...
h

Mr Hollande oo loo dhaariyay xafiiska madaxwaynaha Farance.

15.May.2012:-  Madaxwaynaha cusub ee dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa si rasmi ah u noqday madaxwaynaha wadankaasi kadib markii ...

Business

petrol-station1

Qiimaha shidaalka Noocyadiisa kala duwan oo hoos loo soo dhigay .

15.January.2012:-  Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa mar kale hoos loo dhigay .Sida ay sheegeen gudiga  xadaynta qiimaha ...
Wasiirka-dalxiiska-Kenya

Hanaanka dalxiiska dalka oo sare u kacay .

23.December.2011:-   Kobaca dalxiiska dalka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17%,  sida lagu sheegay qiimaynta 10-kii  bilood ee ugu danbaysay ...
shidaalka

Dawlada oo hoos u dhigtay Qiimaha shidaalka dalka.

14.December.2011:-Gaadiidleyda ayaa waxa ay ku jiraan farxad iyo raynrayn ka dib markii qiimaha shidaalka hoos loo soo dhigay ...

BEAUTIFUL CITY OF GARISSA

Opinion

Recommendations

oyun oyna