Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka

Caalamka

Xaaladaha corona ee Mexico oo kor u dhaafay 2 milyan

Tirada guud ee xaaladaha caabuqa corona ee dalka Mexico ayaa ah in ka badan 2 milyan ka dib markii galinkii dambe ee shalay wadankaas...

Haweeney u dhalatay Sacuudiga oo dil lagu xukumay

Maxkamad ku taalla boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa dil ku xukuntay Ayesha al-Jizani oo lagu helay dembi ah in ay dishay gabadh u adeegaysay oo...

Qaramada midoobay oo u digtay militariga Myanmar

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa ciidamada militariga ee dalka Myanmar uga digtay in ay awood xad dhaaf ah u adeegsadaan dibadbaxayaasha.Waxay saraakiisha difaaca ku...

In ka badan 60 qof oo ku dhimatay doon ku qalibmatay DRC

Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Jamhuuriyadda dimuqraadiga Congo ee DRC ka dib markii doon sidday ay qalibmatay.Sarkaal dowladeed...

16 qof oo lagu dilay bariga Congo

Wararka naga soo gaaraya bariga dalka Congo ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar koox isku tilmaanta islaamiyiin ay ku dileen 16 qof.13...

Rwanda oo dadka nugul ka tallaalaysa COVID-19

Dowladda dalka Rwanda ayaa sheegtay in ay bartilmaameedsanayso in boqolkiiba 20 ee shacabkeeda ay sanadkan 2021-ka qaataan tallaal ka dhanka ah cudurka COVID-19.Wasaaradda caafimaadka...

Maraykanka oo cambaareeyay weerar lagu dilay ciidamada Turkiga

Dowladda Maraykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerar shalay lagu dilay saddex ka mid ah ciidamada militariga ee dalka Turkiga iyo 13 qof oo...

Dowladda Turkiga oo sheegtay inay heshay meydadka 13 qof oo lagu dilay Ciraaq

Ciidamada dowladda Turkiga ee fulinaya howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Kurdiyiinta ee dalka Ciraaq ayaa sheegay inay heleen meydadka 13 qof oo ay kooxdan...

Ugu yaraan 70 qof oo ku dhaawacmay dhul-gariir saameeyay Japan

Wararka naga soo gaaraya dalka Japan gaar ahaan xeebta Fukushima ayaa sheegaya in halkaas uu ku dhuftay dhul-gariir cabbirkiisu yahay 7.3.Sida laga soo xigtay...

Dibadbaxyo maalinkii 9-aad ka socdo Myanmar

Tobonaan kun oo ka mid ah shacabka dalka Myanmar ayaa maalinkii sagalaad dhigaya mudaharaadyo ay kaga soo horjeedaan afgembigii dhacay.1-dii bishan ayay ahayd markii...

Faransiiska oo laga xaqiijiyay in ka badan 20,000 oo ah xaaladaha cusub ee corona

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Faransiiska ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay ay diiwaangelisay xaalado cusub oo ah kuwa cudurka COVID-19 oo gaaraya...

In ka badan 60 qof oo ku dhaawacmay shil ka dhacay Afghanistan

Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhaawacmeen ka dib markii baabuur dhowr ah oo shidaal siday ay ku gubteen wadanka Afghanistaan.Dhacdadan...
- Advertisment -

Most Read