Thursday, February 23rd, 2012

AUDIO PROGRAM

Axmed Jiir

Barnaamij Gaar ah oo kahadlaya Sare ukaca HIV/AIDS-ka Wajer

14.AUGUST.2011:- Wajer oo kamid ah Counti-ayada Gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa kusii badanaya dadka qaba cayayaanka HIV/AIDS. Warbixin lasoo saaray Sanadkii 2010-ka ayaa muujinaysa in dadka degan ...

More AUDIO PROGRAM News

Wasiiiiir sax

Wasiirka Hormarinta G.Waqooyi Bari oo kasoo horjeestay tira koobka ku celiska ah

11.AUGUST.2011:- Wasiirka Hormarinta Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya ayaa diiday in lagu celiyo tirakoobka 8-degmo oo ubadan Gobolkaas. Wasiirka ayaa sheegay ...
Madaxweynaha-iyo-Raisulwasaaraha-

Madaxda Soomaaliya oo kahadlay Kabixitaanka Al-Shabaab ee Muqdisho (Dhagayso)

06.AUGUST.2011:- Madaxda Dowlada KMG ayaa si wada jir ah uga hadlay kabixtaankii Al-Shabaab ay kabaxeen Magaalada Muqdisho. Ra'isul Wasaaraha Dowlada oo kuhoreeyay ...
0 a abaaraha

Abaarta oo kentay in ay isla noolaadan Labo Xaas oo dagaalsan oo hadana hal qol isla seexda (Dhagayso)

01.AUGUST.2011:- Abaarta kudhufatay Dalka ayaa waxaa ay gaartay heer aad uculus oo dadka qaar ilowsiiyay waxyaabo badan. Dhamaan qaxootiga so gaarayo xeryaha ...
Ramadaan

Dhagayso Barnaamij diini ah oo kusaabsan Ramadaanka

01.AUGUST.2011: Idaacada Star FM ayaa inta lagu guda jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaanka waxaa ay baahan doontaa Barnaamij gaar ah oo ...
dhaqan

Dhaqanka: Xagee ayay kabaxday Gambadii ama Hogoogtii Hablaha?..

Qowmiyad kastaa waxaa ay leedahay hab-dhaqan u gooni ah sida xirashada dharka, ama nooca labiska ay qaataan. Soomaaliduna waxaa ay ka mid ...

banaamijyada

kala soco Star Fm barnaamijyo aad u xiiso badan...

Local News

KIBAKI-UNEP2012

madaxweyne Kibaki iyo wafdi uu Hogaaminaayo oo maanta lagu wado in ay ukicitimaan Magaalada London.

21.February.2012:-  Madaxweyne Kibaki oo horkacaya ergo balaaran ayaa maanta ka ambabixi doona dalka isagoo u kicitimi doona Magaalada London ...
Raila_Odinga111

Raila oo la sheegay in uu ku guulaysan lahaa wareega labaad hadii maanta doorashada madaxweyne nimada la qabto .

21.February.2012:-  Raisal wasaare Raila Odinga ayaa kaga guulaysan doona tartanka wareega labaad ee madaxweyne nimada Uhuru Kenyatta hadii ...
doctors1

shaqaalaha caafimaadka ee Kenya oo wacad ku maray in ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan.

21.February.2012:-  Shaqaalaha caafimaadka ayaa waxa ay wacad ku mareen in ay ku dhaqaaqi doonaan shaqo joojin  bisha soo ...
burcadbadeed

Dowlada Denmark oo burcad badeed Somali ah ku wareejisay dalka kenya.

19.february.2012:-  Dowlada dalka Kenya ayaa aqbashay in ay maxkamadayso 4 qof oo looga shakisanyahay in ay burcad badeed ...
kenya-police (1)

Dowlada oo qoraysa ciidamo dheeraad ah oo la tacaala hadii ay rabshado dhacaan doorashada soo socota.

19.february.2012:-  Dowlada ayaa qorshaynaysa in ay qorto booliis dhan 7Kun Bisha soo socota si loo xoojiyo amaanka ka ...
Son-px

Muran Dublamaasiyadeed oo soo kala dhex galay Kenya iyo Zambia.

19.february.2012:-  Muran dhanka dublamaasiyada ah ayaa ka dhex qarxay dalka Zambia iyo dalka Kenya ka dib markii Zambia ...
atwoligood

Francis Atwoli oo canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha doorashada soo socota.

16.February.2012:- Xoghayaha guud ee ururka COTU Francis Atwoli ayaa canbaareeyay siyaasiyiinta wada ololaha tartanka madaxwaynanimada ee waqtigiisii laga ...

Raila oo ku baaqay in laga hortago wax waliba oo rabrashad dhalin kara.

16.February.2012;- Raisul wasaare  Raila Odinga ayaa ugu baaqay hogaamiyayaasha in ay feejignaan muujiyaan marka ay ku jiraan ololaha ...

Israel oo balan qaaday in kenya ay ka kaalmayn doonto dhanka wax soo saarka beeraha.

16.February.2012:- Dowlada Israel ayaa waxa ay balan qaaday in ay gacan ka gaysan doonto sidii uu dalka Kenya ...
MEMBERS OF PAL

Baarlamaanka oo dalbaday in la kordhiyo waqtiga ay ku ansixinayaan biilalka muhiimka ah .

15.February.2012:-  Xildhibaanada baarlamaanka ayaa waxa ay doonayaan in waqtiga kama danbaysta ah ee loo qabto in lagu ansixiyo ...

Shaqo Cusub Halkaan ka Raadi

Blogroll

World News

120221073945_a_man_casts_his_vote__304x171_reuters

dadka reer yeman oo maanta dooranaya madaxweyne cusub.

21.February.2012:-  Dadka reer Yemen ayaa maanta  isuku soo baxay si ay u doortaan madaxweynihii badali lahaa Cali Cabdalla ...
200px-Emblem_of_the_ICRC_svg

Hay’ada Laanqayrta Cas oo sheegtay in wada hadal ay kula jirto mucaaradka iyo dowlada Siiriya.

21.February.2012:-  Gudiga caalamiga ah ee laanqayrta Cas ayaa waxa uu sheegay in uu wado isku day uu ku ...
south-africa3

South Afrika oo walaac ka muujisay saamaynta dhaqaale ee Burcad badeeda Somalida.

19.february.2012:- Xukuumada koofur Afrika ayaa walaac ka muujisay saamaynta dhaqaale ee dalkeeda ay ku yeelatay Howlgalada Burcad badeeda ...
120211174507_syria_iraqi_borders_304x171_bbc_nocredit

Ciraaq oo adgaynaysa xuduuda ay lawadaagto Siiriya.

19.february.2012:- Xukuumada Ciraaq ayaa ka dhawaajisay inay adgaynayso amaanka xuduuda ay la wadaagto wadanka Syria,oo ay ka socdaan ...
Diyaaradaha-Yuhuuda

Diyaaradaha Israel oo mar kale weerar ku qaaday Marinka Qaza.

19.February.2012;-  Laba ruux ayaa ku dhaawacantay gantaal diyaaradaha Israel ay ku duureen daanta Qaza meel ay dad badani ...
srt

Shil gaari oo ka dhacay daanta galbeed ee dhulka Falastiin oo ay caruuri ku geeriyoodeen.

16.February.2012:- Ilaa iyo shan caruur ah ayaa ku geeriyootay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari wayn ...

Mareykanka, afgaanistaan iyo taalibaan oo la sheegay in wada hadalo sadex geesood ah ay yeelanayaan

16.February.2012:- Madaxweynaha afgaanistaan ayaa sheegay in wadahadalo sadex geesood ah ay dhexmarayaan, xukuumada afgaanistaan, ururka taalibaan iyo mareykanka. Wareysi ...
syria-w1

Ciidamada dowlada Siiriya oo weeraro culus ka bilaabay magaalada Deraa.

16.February.2012:- Ciidamada dowlada Siiriya ayaa duqaymo iyo weeraro aan kala go lahayn ka bilaabay magaalada kunfurta wadankaasi ku ...

Business

petrol-station1

Qiimaha shidaalka Noocyadiisa kala duwan oo hoos loo soo dhigay .

15.January.2012:-  Qiimaha shidaalka noocyadiisa kala duwan ayaa mar kale hoos loo dhigay .Sida ay sheegeen gudiga  xadaynta qiimaha ...
Wasiirka-dalxiiska-Kenya

Hanaanka dalxiiska dalka oo sare u kacay .

23.December.2011:-   Kobaca dalxiiska dalka ayaa sare u kacay boqolkiiba 17%,  sida lagu sheegay qiimaynta 10-kii  bilood ee ugu danbaysay ...
shidaalka

Dawlada oo hoos u dhigtay Qiimaha shidaalka dalka.

14.December.2011:-Gaadiidleyda ayaa waxa ay ku jiraan farxad iyo raynrayn ka dib markii qiimaha shidaalka hoos loo soo dhigay ...

BEAUTIFUL CITY OF GARISSA

Opinion

How social media shaped major events in the year 2011

27 December,2011-: In 2011, social media gave legs to the 'Occupy' movement and mass protests in the Middle East. It ...

Somali hip-hop band fighting al Shabaab for hearts and minds

27 December,2011-:Waayaha Cusub remain defiant despite bearing the scars of the Islamist group, whose reach has extended to ...

The Many Lives of a Somali Refugee

27 December,2011-:Mohammed Ahmed has been a professional school graduate from a wealthy family, a senior government official, a ...

Recommendations

oyun oyna porno