Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

starfm

1163 POSTS0 COMMENTS
http://starfm.co.ke

UN oo cambaareysay dhibaatooyin booliska Uganda ay u gaysteen wariyaal

Jimciyadda qurumaha ka dhexeysa ayaa bayaan ay soo saartay si kulul ugu cambaareysay weeraro ay saraakiisha ammaanka ee dalka Uganda kula kaceen wariyaal iyo...

Turkiga oo bisha maarso qaadeysa xayiraadaha ka dhanka COVID-19

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in dowladda ay qaadeyso badowgii ay soo rogtay dowladda ee ka dhanka ahaa maalmaha sabtida iyo axada...

Selina Tjihero oo ah sarkaal sare oo ka tirsan dowladda Namibia oo geeriyootay

Xoghayaha seddeaad ee dowladda Namibia u qaabilsaneyd wadanka Tanzania ayaa geeriyootay kadib markii uu xanuun la soo dersay.Geerida haweeneydan ayaa waxaa xaqiijiyay Tobia Lebbeus...

Ismaamulka Kisii oo laga ansaxiyay hindise sharciyeedka BBI

Ismaamulka Kisii ayaa noqday dowlad deegaankii sideedaad ee ansaxiyo hindisaha BBI ee ku aaddan wax ka beddelka dastuurka wadanka u degsan.Waxaa qorshahan maalmihii la...

Dowladda dhexe oo lacago siinaysa dadka dhibaatooyinka u nugul

Wasaaradda shaqaalaha iyo badbaadinta bulshada ayaa sheegtay in lacag dhan 8000 oo shilin la siin doono qof kasta oo ka mid ah ugu yaraan...

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Maamul Goboleedyada Gaarsiinaysa Agabyo

Kulanka Guddiga Qaran ee xakamaynta xanuunka COVID-19 ayaa xalay lagu qabtay Aadala ( ZOOMKA) waxaana Guddoomiyey Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (...

DHAGEYSO:Qaxootiga Dadaab oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee Soomaalia

Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinaya

Dugsiga sare ee gabdhaha ee Moi oo la xiray

Waxaa albaabada la isugu dhuftay dugsiga sare ee gabdhaha ee Moi Girls oo ku yaalla magaalada Eldoret ee ismaamulka Uasin Gishu.Xaruntan waxbarasho ayaa waxaa...

Maxkamad aabbe ku amartay inuu taageero gabadhiisa oo ay hooyadeed kala tageen

Mid ka mid ah qaadiyaasha dalka oo lagu magacaabo Cabdulxaliim Athmaan ayaa soo saaray go’aan ah in aabaha laga doonayo in gabadhiisa uu taageero...

Raila Odinga oo ka soo horjeestay hindise ka dhan ah siyaasadda Ruto

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa baarlamaanka kula taliyay in uunan ansaxin hindise sharciyeed loo gudbiyay guddiga arrimaha amniga ee golaha qaran ee xeer...

TOP AUTHORS

1163 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read