Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Wasiirkii shidaalka ee Sacuudiga oo geeriyooday

Wasiirkii shidaalka ee Sacuudiga oo geeriyooday

Axmad saki Yamani oo ahaa wasiirkii wasaaradda shidaalka ee boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa geeriyooday isaga oo 90 sano jir ah.
Mas’uulkan ayaa ahaa shakhsi muddo dheer xilkaaas hayay wuxuuna ku geeriyooday magaalada London ee boqortoyada Ingiriiska.
Waxaa geeridiisa baahiyay telefishinka dowladda Sacuudiga in kastoo aan la shaacin sabaabta ka danbeeysa geeridiisa.
Wasiirkii shidaalka ee Sacuudi Carabiya ayaa lagu aasi doonaa magaalada barakeysan ee Makka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments