Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Saraakiisha caafimaadka ee Busia oo shaqo joojin soo afjaray

DHAGEYSO:Saraakiisha caafimaadka ee Busia oo shaqo joojin soo afjaray

Howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulka Busia ayaa soo afjaray shaqo joojin ay in muddo ah ku guda jireen.
Tani ayaa timid ka dib heshiis ay la saxiixdeen dowladda ismaamulkaas.
Barasaabka dowlad deegaanka Busia Sospeter Ojaamong iyo mid ka mid ah mas’uuliyiinta dhakhaatiirta ayaa arrinkan ka hadlay.
Waxay sheegeen in labada dhinac ay si shuruud la’aan ah isugu afgarteen in shaqo joojinta la soo afjaro iyadoo dhakhaatiirta loo ballanqaaday in la xallinayo tabashooyinkooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments