Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYS0:Qaxootiga Dadaab oo ka cabanaya hoos u dhac dhanka gargaarka ah

DHAGEYS0:Qaxootiga Dadaab oo ka cabanaya hoos u dhac dhanka gargaarka ah

Waxaa hoos u dhacay adeegyadii la siin jiray qaxootiga Dadaab dhaqaale yarida ka dhalatay xanuunka COVID-19 awgii waxayna cabasho ka soo yeeraysaa dadka ku nool xeryaha Dadaab oo badankoodu ku tiirsan gargaarka ay bixiyaan hay’adaha samafalka.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab nooga soo diray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments