Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Afghanistan iyo Taaliban oo ay wadahadallo nabadeed u billawdeen

Afghanistan iyo Taaliban oo ay wadahadallo nabadeed u billawdeen

Wadahadaladii nabadeed ee uu dhaxeeyay kooxda Taalibaan iyo dowladda dalka Afghanistan ayaa dib uga billawday magaalada Dooxa ee caasimadda dalka Qatar ka dib dib u dhac ku yimid muddo toddobaadyo ah.
Afhayeenka kooxda Taaliban Maxamad Naeem ayaa baartiisa Twiter-ka qoraal uu soo dhigay ku shaaciyay wada hadalka u billawday labada dhinac kaas oo ay isku afgaarteen xoogagga Afghanistan iyo dowladda Mareykanka bishii labaad ee sanadki hore.
Ma jirto wax faahfaahin ah oo ku saabsan wada hadallada u dhaxeeya labada dhinac marka laga reebo in lagu dhawaaqay in ay furmeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments