Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Saraakiil boolis ah oo laga shaqaaleysiinayo guud ahaan dalka

Saraakiil boolis ah oo laga shaqaaleysiinayo guud ahaan dalka

Waxaa guud ahaan dalka ka billaabatay shaqaaleysiinta dhalinyarada doonaya in ay ku biiraan ciidamada booliska ee wadanka.
Dhalinyarada la howlgelinayo ayaa tiro ahaan dhan 5,000 ka hor inta aynan tababaro ku qaadan machadyada kala duwan.
Taliyaha guud ee ciidamada booliska dalka Mr. Hilary Mutyambai ayaa cid kasta oo doonayo in ay ku biirto ciidamada ammaanka ku boorriyay in ay isa soo saarto.
Waxaa uu ka digay isku day walbo oo ku aaddan laaluush bixin ama laaluush qaadasho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments