Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Koox haween ah oo bulshada ugu baaqay ilaalinta iyo dayactirka kutubta qur’aanka...

DHAGEYSO:Koox haween ah oo bulshada ugu baaqay ilaalinta iyo dayactirka kutubta qur’aanka kariimka

Haweenkan oo la magac baxay kooxda waynaynta iyo daryeelka kitaabka qur’aanka kariimka ayaa bulshada u sheegay in markii ay arkeen dayaca jira ay go’aansadeen in ay xal raadiyaan sidaas awgeedna ay cid kasta ka codsanayaan in ay mas’uuliyad shakhsiyeed iska saarto ilaalinta kutubta qur’aanka kariimka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments